Posts

Showing posts from March, 2025

Saaxiibka dhabta ah

 Saaxiibka dhabta ah❤️ Nin dhallinyaro ah oo hooyadiis xanuunsanayd ayaa saaxiibkiisa wacay,  Wuxuu ku yiri: "Saaxiibkayow, hooyaday way xanuunsan tahay, mana haysto lacag aan daawo ugu iibiyo!" Saaxiibkii wuxuu ugu jawaabay: "Galabta ila  soo xiriir!"  Galabtii ayuu soo wacay, balse telefoonka  saaxiibkiis wuu dansanaa! Marar badan ayuu isku dayay, laakiin wax jawaab ah ma helin, wuxuu bilaabay inuu dadkale ka raadsado lacag amaah ah si uu daawada ugu iibiyo, laakiin cidna ma helin. Wuxuu dareemay in adduunyadu cidlo ka noqotay, cirkana uu ku soo dumay. Murugo ayuu dareemay waayo hooyadiis baa xanuunsan, midda kasii daranina waxay ahayd inuu saaxiibkiis uusan jawaab ka helin, ugu dambeynna isagoo quus jooga ayuu gurigii ku laabtay. Markii uu guriga yimid, hooyadiis oo hurudda ayuu arkay, wejigeeduna waxaa  ka muuqatay nasasho. Agteeda ayuu ku arkay kiish ay daawo ku jirto! Wuxuu aaday walaashiis oo wuxuu weydiiyay cidda keentay daawada. Waxay ugu jawaabtay...

Replying every time

 Wcs  wan fiica nahay Alx  =anigo aqrinayo gerarkan ayaa ila so xariirti  =😂😂😂                    waxaa isoo jiitay  ❤dhaayahayga qurux badan  ❤aqlaaqdada dhowrson  ❤qusulkada sameynta sida  ❤socodkaada sanqadha gaban                   jaliilka ku saartee 📿 ✅Joog gaabanee abayo jaceylkada igu  ✅saqo saqda laylkii sariirta ifariisisoo   ✅ saan dahabay samaan badanee     ✅sumdii canshaqaada igu suran sabata                  jaliilka ku saartee 📿 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔     🙈 Ee adi sethy wll  🥰hana ilaawin qoyska xldd

On june 1-1964

 Mandela was sentenced to life imprisonment and went to the prison of robben island. Mandela was trans ferred to another prison in cape town in 1984,then to another one in 1988 

Really words

 what  do you want? being right or love if you want love sometimes you have to say sorry even  if you are right✅. 🤔🤔🤔

Riyada adoo shaaeibkaaaa..........

  شاب : تل رؤيته على الحركة والقوة  شابة : رؤية الشابة الجميلة دالة على خبر سار  شاة الغنم : من رأى انه حصل على شاة دليل على حصوله على امرأة  شارب : من رأي انه يقص شاربه فان ذلك دليل محافظته على السنة 

Halkaan waxaa ka helesaa.....

 Hadii aad ku riyooto ayadoo shimbir guriga kula joogto  Ogow mid ka mid ah walaalahaaga maal qabeen inuu noqon doono .               Cimri dheer iyo cibaado suuban I.n